Qorshaha xubnaha xisbiga barwaaqo
Qorshaha 2015ka ee marwo/mudane ______________________________
Magaca Unug aasaasiga uu ka tirsan yahay _____________
Magaca unug hoosadka uu ka tirsanyahayn ______________
Ujeedada qorshaha
Sanadka 2015ka haday tahay shaqada xisbiga iyo haday tahay ta dawliga ah ba intaan diyaar galaw balaadhan sameeyo waa inaan waajibaadka isaaran haday tahay ku siyaasadeed, ku horowmarineed iyo waliba ku maaamulka suubanba aan u guto si ay ku dheehantahay nidaam xisbiyeed.
Hadafka qorshaha
Qorshaha arimaha xisbiga iyo shaqooyinka dawliga ah waa in sidii loo baahnaa loo hirgaliyaa፣ waa in la kasbadaa kalsoonida shacabka lana helaa hanaan wanaagsan oo umadeeed፣ loogana jawaabaa baahida shacabka sida ugu haboon.
Shaqooyinka la qabanayo kuwa ugu muhiimsan
Tirsi
Shaqooyinka la qabanayo
Cabirka
Tirade
Talo bixin
1
Ka qaybgalka xubnaha ee soo jeedinta qorshaha sanadka
Ka qaybgalka
2
Diyaarinta qorshaha
Qorshe
1
3
Ka qaybgalka kulanada lagaga xaajoonayo arimaha siyaasada
Tirade ka qaybgalka
10
4
Ka qaybgalka wada xaajoodka Wargayska xisbiga barwaaqo
Tirade kulamada
4
5
Soo xulida xubno cusub
Tirada
6
Shaqada aan hayo oon sideeda uguto hormuudna aan unoqdo shaqaalaha kale
Sanadkoo dhan
7
Qaadhaanka xisbiga oon bixiyo wakhtigiisa
Lacag
8
Shirarka unug hoosaadka oon ka qayb qaato
Tirade shirarka
24
9
Shirwaynaha xisbiga oon ka qayb galo
Ka qayb galka
2
10
Waa inaan qiimaynta xubnaha ka qayb galo
Tirade
4
11
Waa inaan ka qayb galo arimaha nabadgalyada
Sanadkoo dhan
12
Waa inaan ka qayb galaa arimaha horowmarka
Sanadkoo dhan
Tusaale:- nadaafada, cagaarinta, tabarucaadka …iwm.
Magaca iyo saxeexa diyaariyaha qorshaha: ________________________
Magaca iyo saxeexa xoghayaha unug hoosaadka: ________________________
